U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawimaad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA9 xar
La Mid AhcaawinoMagac Dheddig
1

Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed ayaa ka digay guul darro oo ku timaada in caawimaad iyo gar gaar deg deg ah la bixiyo uu la macno yahay, ayada dadka da'da ah, haweenka iyo caruurta ay noqon doonaan dhibanayaasha musiibo uu sheegay inay soo wajahn tahay.

”
“

Waxaan maqlay in dad badan u qaxeen Carbiska halkaas oo nabad ah isla markaana laga bixiyo caawimaad.

”
“

Axmed Maxamed Cali ayaa ka codsaday hay'adaha gar gaarka ee Gobolka iyo kuwa caalamiga ahba ay caawimaad siiyaan dadka barakacay qaarkoodna ay musiibo bani aadannimo gaartay ee Dalka Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawimaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD