U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burbursan1

Magac Lab
Xaraf BSubg BU9 xar
1

.kh B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

· Waa in jidadka cidda ku shaqo leh oo ah dawladda hoose ee Hargeysa arrinta dariiqyada wax ka qabato oo kuwa burbursan la sameeyo.

”
“

Hase yeeshee marka taa laga yimaaddo magaalada Cadaadley waxa hadda ka muuqda burburkii dagaalada, taas oo aad arkayso dhismayaal badan oo burbursan.

”
“

Rogmashada gaarigan ayaa loo sababeeyay wadada oo burbursan iyo gaariga oo xowli ku socday, waxaana baabuurkan uu ka yimid degmada Celdheer ee Gobolkaas, isagoo ku socday Baladweyne.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burbursan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD