U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baraf

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.

2

B. ah: wax aad u qabow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markasta oo la saadaaliyo inuu baraf badan da’ayo, iyo marka uu barafka uu bilawdo waxaad sameyn kartaa inaad raacdid mid kamid midkaan si aad ku ogaatid haddey qawaaniinta noqdaan kuwa hirgelaya.

”
“

Inta lagu jiro xilliga qaboobaha ayna dhacdo in dhowr jeer uu baraf dhaco waxay sabebeysaa inuu barafka isku aruuro taasoo aad u yareysa jidadka, Magaalada waxey ku dhawaaqi kartaa Gaari-dhigashada La Mamnuucay Qaboobaha.

”
“

Dhinaca woqooyiga mareykanka waxoo leeyahy xiliyo isbedel ah oo hawo qaboow iyo baraf oo kadhaco, Koonfurta wadanka waa kuleel oo qorax joogta ah.wadanka maraykanku waxa uu leeyahay jawiyo kalagadisan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baraf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD