U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ayax

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf ASubg AY4 xar
1

.u Cayayaan yaryar, oo baalal iyo lix lugood oo labada dambe ka dhaadheeryihiin kana xoog badanyihiin kuwa kale leh, koox koox aad u badan isu raaca oo dhirta iyo dalaggaba waxyeeleeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xuseen Ayax ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Hiiraan uu ciidamadaan soo dhaweeyay isla markaana ciidamo deegaanka ka tirsan ay horey Muqdisho ugu raaci doonaan si ay iskula sugaan ammaanka caasimada oo bilihii ugu dambeeyay faraha kasii baxayay.

”
“

Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Xuseen Muxumed Maalin "Xuseen Ayax" ayaa GO u sheegay in ciidamadaan ay ka mid yihiin kuwa dowlada Ethiopia isla markaana diyaar u yihiin inay Muqdisho ka nadiifiyaan kooxo uu ugu yeeray haraadigii Maxkamadaha Islaamiga.

”
“

Deegaanka Labaatan-jiroow oo uu ayaxu ku dagay iyadoo dadka deegankaas ay horay u sheegeen in khatar weyn uu ku keeni karo haddii Ayax uu ku dago deegaannadooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ayax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD