U gudub nuxurka bogga
SABAAD

atam

Magac Lab
Naxwe-myo, m.dhFiisigis
Xaraf ASubg AT4 xar
1

Saxarka ugu yar ee curiye jiri kara kana qaybqaadan kara falgal kiimikaad. Waxa uu ka koobanyahay bu' iyo elektaroonno ku dul wareega. Bu'du waxa ay siddaa saldanab togane ah, elektaroonnaduna waxa ay sidaan saldanab tabane ah. Atamku danabneg ahaan waa dhexdhexaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar uu ka hadlay dagaalkii dhexmaray Dowlada Puntland iyo koox hubeysan oo uu hogaamiyo Max'ed Siciid Atam ayuu sheegay inuu ka xun yahay, isagoo xusay inuusan aqoon u lahayn Atam iyo ciidanka uu wato.

”
“

"Waxani waxay ahaayeen marshuuc been ah oo lagu doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku nool deegaanadan, laguna iibsado iyaga iyo diintooda, mashruuciina wuu dhamaaday," ayuu yiri Sheekh Maxamed Siciid Atam.

”
“

Waxeyna xubnahaas oo xiliga ka hadley warbaahinta caalamka iyo tan Somalia ku eedeeyeen kooxaha Atam la socda in ay yihiin Argagixiso ka tirsan ururka Alshabab oo dooneysa bur-burinta Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-myo, m.dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

A · AT

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
atam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD