U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ansaxin

Magac Dheddig
Naxweqaan.
Xaraf ASubg AN7 xar
1

Ansixin heshiis qoraal ah ama dukumenti oo la siinayo caddeyn saxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Golaha Wasiirada ayaa waxaa horyaala sidoo kale sharciga guddiga doorashada Puntland kaasoo la filayo in saacadaha soo socda golaha Xukuumada ansaxin doonaan dood kadib.

”
β€œ

Baarlamaanku waa in aanuu ansaxin gole xumuumadeed oo ka kooban 42 wasiir kuwaas oo aan xal, xul iyo gole dib u heshiisiin qaran midkoodna lagu tilmaami karin.

”
β€œ

Safarka Cadde Muse ayaa la xiriirey sidii loo ansaxin lahaa heshiis hordhac ah ay magaalada Garowe ku sixiixdeen wafti uu hogaminayay Madaxweyne Cabdulahi Yusuf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

qaan.

Xarafka

A Β· AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ansaxin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD