U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murcanyo

Magac Dheddig
Naxwebot.
Xaraf MSubg MU8 xar
1

Geed-nagaar caleemo yaryar oo cagaaran, leh miro gadguduudan oo afar-afar isugu dheggan lana cuno; miracas.

2

Miraha geedka murcanyada.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Magaalada Murcanyo waxay kamid tahay degmooyinka ugu horumarsan degaanada Puntland marka lagayimaado magaalooyinka waaweyn.

”
β€œ

Magaaladu waxay ledahay adeeg isgaarsiineed oo buuxa iyadoo qof walba oo Murcanyo jooga uu heli karo adeega mobilka mar walba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

bot.

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murcanyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD