U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aayatiin

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ASubg AA8 xar
1

Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Tababbarka guriga iyo deegaanka ardaygu ku barbaaro waxay reebaan dhumuc weyn oo aayatiin leh, waxay dhisaan mustaqbalka ardayeed ama ay la'aantood meesha ka saartaa dhoyga iyo dhaayaha waxbarasho oo ardaygu isu beddelaa mid habowsan oo aan rajo lahayn.

”
β€œ

Marka hawl hoggaamineed, Jihaad, talo iyo Masiir (aayatiin) ummadeed la eegayana iyaga ayaa ahaa kuwa laga sugo ama looga dambeeyo talada lagu guurayo.

”
β€œ

Laab la kiciddu kama ay taggana β€˜ eber ku kaaftoome Kashoo laga jeclaadoo qudhaan β€˜ aayatiin kabine Keligeed hawadu waa kadeed β€˜ kurbiyo laandeyre.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

A Β· AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aayatiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD