U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayuubi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Ka x.: wax qof dusha ka saarnaa xoog uga qaadid.

2

Ka x.: xil, derejo iwm qof ka qaadid.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Markay ficilkaa ku kacaysay, Faa’isi kamay werwerin masiirkeedu wuxuu noqondoono, kamay baqan askarta meesha tumnaa, kamayna fikirin jeelka loo xayuubi doono waayo karaamada dadka reer Somaliland ayaa wax walba kala waynayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayuubi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD