U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xanuunsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XA9 xar
1

Wax xanuun haayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Qorshuhu, waa in shacabka si hoose loogu beero cudurka halista ah ee AIDS-ka, si ay 10-sano kaddib u soo baxaan bulsho wada-xanuunsan, waana taas sababta keentay inaan digniintan soo saarno" ayuu yiri Sh.

”
“

Cunugaan yar ayaa aabihiis geeriyooday isagoo yar waxaana dhaxda usoo xiratay hooyadiis oo xamaal ka aheyd magaalada Baladweyne taasoo ay ku quudin jirtay waxii ay kasoo hesho xamaalka cunugaan xanuunsan iyo caruurta la dhashay.

”
“

Inkastoo xanuunka uu u dhintay aanay sheegin eheladiisa, hadana waxaa si weyn ugu gurmaday Somalida ku nool dalka Kenya markii isagoo xanuunsan halkaas la geeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xanuunsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD