U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaasha

Erey Dhawaaq
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya.

2

Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xaasha ujeedada hadalkaygu taasi may ahayn, waanu ka fog yahay sida guracan ee ay u turjumteen, dad meeli bukto.

”
“

Waxba ayaanu xeerkay I marin xoolana I siine, xaasha Lilaahiye nin libin ka xistiyay xumihii waa yaabe.

”
“

Waxa kale oo dumarkii halkii ka hadlay ka mid ahaa Canab Cali Ducaale, waxayna tidhi “Daahir Rayaale meesha waxa keenay dastuurka dalka, markaa hadii aanu xaganayno maalintaa ayaanu xag-xag lahayn, xaasha inaanu xag-xagano”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Dhawaaq (e.d)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaasha - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD