U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bogo

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf BSubg BO4 xar
2

Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba maqaalkii oo aan waxoogaa dib u habayeeyay hoos kaga bogo.

”
“

Sidaa daraadeed, Akhriste ka bogo, xigmaddu waa baadi kaa maqan oo u baahan in aad baratided.

”
“

Ka bogo codka faysal waraabe, waxaana la sheegayaa inuusan ogeyn markii laga duubayey codkan maqalka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bogo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD