U gudub nuxurka bogga
SABAAD

werwersan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WE9 xar
La Mid AhwalwalsanFal Magu (4)
1

Ka w.: wax welwel hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Markii aad timid waxaad la kulantay warbaahin xad-dhaaf ah oo ay xataa bilaysku kaa hortaagnaayeen… Markaa ma ka werwersan in ay saaxiibadaada kooxdani ay keliya xusuustaan maalintii aad imanaysay?

”
“

“Waxaanu haynaa muwaadiniin badan oo dad u werwersan, xaqna way u leeyihiin taas,” ayuu yidhi Olson.

”
“

Kalsooni darro ka muuqatay xubno ka tirsan golaha xukuumadda, iyagoo ka werwersan aayahooda siyaasadeed haddiba UDUB doorashada lagaga adkaado.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
werwersan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD