U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walwalsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Ka w.: wax welwel hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Madaxweynuhu wuxuu aad uga walwalsan yahay ajnabiga ka barbar dagaalamaya Al-shabaab, kuwaasoo uu rumeysan yahay inay awoodi karaan inay ka tuuraan xilka, hadii aan wadajir looga hortagin" ayuu yiri Sh.

”
“

Agaasimaha wasaarada arimaha dibada Somalia Max'ed Jaamac Cali ayaa u sheegay VOA inuu aad uga walwalsan yahay dib isku habeynta kooxaha Islaamiyiinta ah, kadib bixitaanka ciidamada Ethiopia.

”
“

Arrintaas hadda ka hor ayaan talo ku soo jeediyey anigoo ka walwalsan dhibaatada lacagaha been-abuurka ahi ku hayaan dadka danyarta ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walwalsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD