U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-xeeyay, -xaysay
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Wax hagaajin; samayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cal madow waxee waxyar u jirtaa magaalada laaqoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda hore loo dalxiis tagi jiray.

”
“

Maleeshiyadaas waxee sameesatay wadan u gooni ah, isla markaas neh waxee caasimad kadhigteen magaalada Omdurman.

”
“

Is casilaadiisa waxee imaanee markii madaxweyne shiikh shariif axmed iyo gudoomiyaha barlamaanka shariif xassan ee ku saxiixdeen dalka Yugandha in ee awooda qeebsadaan isla markaas neh xilka laga qaado mr farmaajo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-xeeyay, -xaysay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD