U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagaajin

Magac Fal
Xaraf HSubg HA8 xar
1

.dh hagaaji.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaanu ku talo jirnaa waddooyinka iyo baananka (Somaliland) sidii aanu u hagaajin lahayn iyo wixii dhaqaalaha ku saabsan, waxaananu kala xaajoon doonaa Wasaaradda Maaliyadda Somaliland.

”
“

Waftigan oo hogaaminayey kaaliyaha Wasiirka arimaha dibada ee iiraan u qaabilsan dalalka khaliijka xuseen saadiqi waxaanay wada hadal la yeesheen golaha maamulka Cioraaq oo ay ka wada hadleen sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhaka labada dal.

”
“

S: Ugu danbayntii sideed u aragtaa in loo hagaajin karo tayada iyo waxqabadka xukuumadda Somaliland ee hadda jirta iyo kuwa soo socdaba?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagaajin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD