U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ururso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf USubg UR6 xar
1

Wax kala firirsan meel isugu keensasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faqrigu gadaanka loo sudhay, adduun ururso tacab koodu noqdo.

”
“

Inkastoo jidhkaygu diidey, haddana waxaan isku qanciyey waar waxaad “Dhagaxa” ku dhaafto meesha ka ururso.

”
“

Magaalada ayaa maalmihii ugu dambeeyay laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo hub ururso badan taas oo ay wadaan kooxo kala ujeedo ah oo magaalada ku sugan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

U · UR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ururso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD