U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FI8 xar
1

Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waana qaabiil aad u tiro badan oo ku kala firirsan dhammaan gobollada Soomaaliya sida Mudug, Nugaal, Bari, Sool, Jubbada Hoose,Jubada Dhexe, Bay iyo Soomaali Galbeed.

”
“

Wasaaradda Gaashaandhigga Koonfurta Africa, ayaa sheegtey in dalkooda uu taageerayo ciidamada nabad ilaalinta ee Darfur, Congo iyo Burundi, uuna kala firirsan yahay.

”
“

Sidaas darteed, dadka Somaaliyeed ee ku firirsan ee Geeska Afrika uma suuragelin iney noqdaan hal dawlo, waxeyna ku kala oodmen afar dawlo oo kale ah Jamhuuriyadda Somaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD