U gudub nuxurka bogga
SABAAD

turjumo

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TU7 xar
La Mid AhtarjumoMagac Dheddig
1

Wax lagu fasiray af kale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-Waxaan ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inay akhriyaan oo si qoto dheer u fahmaan dhammaan qodobada warbixintan oo ay tahay in si fiican dadka loogu turjumo.

”
“

Intaas ka dib, kani waa taariikh nololeedkii culimada, waxaana jeclaystay inaan ugu turjumo afka soomaaliga qaar ka mid ah culimada Salafiyiinta taariikh nololeedkooda, maxaa yeelay waxay inoo yihiin tusaale wanaagsan oo in lagu daydo mudan.

”
“

Marka la qeexo waxaa lagu tilmaamay cilmiga loo yaqaan agricultural sciences ee marka Af-soomaali lagu turjumo lagu magacaabo cilmiga beeraha, laakiin marka la dhuuxo ah cilmi khuseeya dhinacyo badan oo deegaanka iyo nolosha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
turjumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD