U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuma

Magacuyaal Weyddiimeed
Naxwekuwama, w
Xaraf TSubg TU4 xar
1

.dh Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kabba caddu waxay ahaayeen kuwii soo suuqeeyay ee keenay magaalooyinka, ama gabay ha ahaato ama hees ha ahaato, iyagaana ugu horeeyay wax ku tuma codad kuna yeedha.

”
β€œ

Gabaygu waxa uu dhaliilayaa dadka dibadaha jooga ee heesaha ka soo tuma oo uu Cali ku tilmaamay inay dileen fankii iyo suugaantii Soomaalida.

”
β€œ

Saxardiid: Qofka wax tuma iyo waxa la tumayo horaan uga faalooday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Weyddiimeed (mu.we)

Isrogrog

kuwama, w

Xarafka

T Β· TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuma - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD