U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tu

Magacuyaal Tilmaame
Naxwekuwo, w
Xaraf TSubg TU2 xar1 Tusaale
1

Cudur xoolaha ku dhaca. 2.

Tusaalooyin

“

Tu wanaagsan baan ku toosay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse tuba, tu baad ku illowdaaye, waa laysku soo kordhay.

”
“

Afhayeen shalay u hadlay Wasaarada Warfaafinta oo ka hadlay sababta ay u aamustay mawjada FM-tu ayaa ku tilmaamay inay ka dhalatay cilad xaga farsamada ah oo ku timid qalabka u soo gudbiya FM-ta Hargeysa haatana lagu jiro sidii loo cilad Saar lahaa.

”
“

Waxay ku socotay inan iyo ina'n is jecel oo inan'tu ku jirto jimciyadihii waqtiga, Xigmadani waxay kala dhexmartay inanka ruwaayadda ku jira iyo aabihii oo miyigii ka yimi si uu reerka xilkiisii inanaka uugu wareejiyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Tilmaame (mu.ac)

Isrogrog

kuwo, w

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tu - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD