U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toddoba

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TO7 xar
1

.t Tirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; "7".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Munaasibaddii furitaanka ciyaaraha oo ka dhacay garoonka Alamsay Stadium waxa ku loolamaya toddoba kooxood oo kala ah; Star Airilines, Caafimaadka, Kastamka, Nesco, Icms, Stc iyo Ramadaan.

”
“

Natiijada guushaasi, waxay noqotay tii 11aad ee ay ku guulaysato, waxa ay barbar dhac noqotay toddoba ciyaarood, iyadoo aan weli wax ciyaar ah laga badin, waxaanay urursatay 40 dhibcood oo ay ku hogaaminayo kooxaha tartanka horyaalka kooxaha Isbaanishka.

”
“

Dhaqdhaqaaqiisii badnaa ayaa keenay inay soo dalbato Feyenoord, oo uu u dhaliyay 44 gool saddex xilli-ciyaareed ka hor intii Kooxda ka dhisan waqooyiga Talyaaniga wuxuu toddoba gool uga dhaliyay 27 ciyaarood, xilligana wuxuu dhaliyay goolal badan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toddoba - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD