U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tawfiiq

Magac Dheddig
Naxwe-iilay, -iishay
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuye waraabihii: “Ragga xilligaas noolaan doonaa tobankooda nin ceesaan ceel ku dhacday kama soo saari doonaan; talo, tusmo iyo tawfiiq la’aantooda darteed”!

”
“

Guddoomiyaha Tawfiiq waxa kaloo uu sheegay inay jiraan lacagayow kala nooc ah oo gaadiidka lagaga qaado Gebilay iyo Wajaale, iyadoo Gebilay lagaga qaado 5000 Sl/Sh oo Dawladda hoose ah iyo 5000 oo ay qaataan amagarayshanka.

”
“

Waxan aad u rajaynayaa inaad soo qori doontaan maqaalkaygan, Wa Billahi tawfiiq.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iilay, -iishay

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tawfiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD