U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ceesaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf CSubg CE7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii aan la gudboonahay meeshii uu ku oolli jirey, hudheelkii la odhan jirey Galsaxar ee hadana laga furay midka isaguna cuntada sammeya ee cusub, qofkii garanaya ayaa garanaya eh, aan isha ku dhufto ceesaan jiifta oo aan kici karayn, oo eeanaysa!

”
“

Islaantii waxay hadalkeedii ku gabagabaysay “gabadhii adhigu ka lumay waxay ku calaa-cashay ileyn caylaw cadaana, ileyn caga lagu ordaana, ileyn ceesaan cidaana.”

”
“

Kuye waraabihii: “Ragga xilligaas noolaan doonaa tobankooda nin ceesaan ceel ku dhacday kama soo saari doonaan; talo, tusmo iyo tawfiiq la’aantooda darteed”!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ceesaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD