U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tafiir

Magac Lab
Naxwe-ro, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Ilmaha ay dhalaan waalidku.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si loo helo jawaan dhuxul ah waxaa la jaraa labo ama sadex geed, taas oo keenaysa in dhirtu si dhakhso badan u tafiir go'do.

”
“

Inkastoo noocyo badan oo butida ka mid ah tafiir go'een, maanta waxaa jira sideed nooc oo buti ah kuna kala nool daafaha dhulka.

”
“

Waxa ka mid ah wasakhowga hawada, wasakhowga biyaha, roobka asiidha leh, walxaha sunta ah, xaalufinta keymaha (deforestation), tafiir-go'a xayawaanka duurjoogta ah, nabaadguurka carada iyo kuwo kale oo badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ro, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tafiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD