U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taayada1

Magacuyaal Lahaansho
Naxwekuwayaga, w
Xaraf TSubg TA7 xar2 Tusaale
1

.dh Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. . taayada2 (-taayada) dk.lh.dh Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. .

Tusaalooyin

“

Taayada lama taaban ka-ro

”
“

Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna

”

Tusaale Dheeraad ah1

“

Naga daba kaalaya oo wax cusub ku soo kordhiya Soomaalida, ha kuna habsaaminaya taayada e mid qaata midna beenia, illayn mid kaleba waa keeni kartaane.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Isrogrog

kuwayaga, w

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taayada - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD