U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Alaab wax la saaray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdi Fatax Axmad Daahir Qodax ayaa Xeer-ilaaliyaha gobolka Barri Axmad Taaran ku eedeeyey in diley dhibane Cabdulahi Cali Cusman "Kaar" isaga oo aan wax dhib ah u gaysan balse ujeedkiisu ahaa inuu khal-khal galiyo amaanka Puntland.

”
“

Xeer ilaaliyaha dowlad goboleedka Puntland Axmad Taaran oo Maxkamdan horteeda warbixin kooban ka baxshey ayaa sheegey sababaha Maraakiibtan iyo doonyahan ku soo galeen xeebaha Puntland isaga oo ka codsadey Maxakamada in ay xukun ku riddo.

”
“

Taaran ayaa sheegey in Qodax u adeegayey xoogag raba iney qalalase ka abuuraan Puntland kuwaasoo falal argagixiso gaysanaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD