U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taagnaan

Magac Fal
Xaraf TSubg TA8 xar
1

.dh taagan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmadaan waxay ka midtahay degmooyinka aan lageynin waxbarashada, balse hada waxaa kusocoto hawlaha horumarineed.qubi waa degmo u qalantay degmo ee madaxda kililku ay hor taagnaan jireen in mudo ah.

”
“

"sidee baa dad 20sano dagaal ku jiray, u soo taagnaan karaan oo ay walibana cadow ka tiro iyo tayo badani u babac dhigi karaan".

”
“

Intii ay doonto ha la ekaatee, haddaan shacabku tiirin oo taakuleyn, ta la hubaa waa in taageero kasta oo ay ka helaan waddanka dibaddiisu aysan noqon doonin mid ay Qabqableyaashu ay ku sii taagnaan karaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taagnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD