U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soddoh

Magac Dheddig
Naxwe-hyo, m.dh
Xaraf SSubg SO6 xar
1

Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u soddohnimo tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Markii ay hubsatay odhaahdiisa, ogaatayna inay ka dhab tahay ayay iyada oo uurka iyo afkaba ka ooyaysa ku baryootantay: "Walaal ha I furin, walaal ha I furin, miyaanad ogayn inaan soddoh ahay; miyaanad ogayn inaan soddon sano wax ku dhaw is qabnay.

”
β€œ

Oo soddoh, dareenkaasi waa maxay?

”
β€œ

Wuxuu yiri: Soddoh, yaa kuu sheegay in aan ku caayay?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-hyo, m.dh

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soddoh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD