U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siyaaso

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI7 xar
1

ld siyaasad. so' m.dh 1. Hilibka intiisa jiirka ah ama cad. 2. Cagaarka meel bannaan oo biyo ku fideen ku hara. 3. Meel ceelal badan oo isu dhow ku yaallaan. 4. Dhulka intay joogsadaan xoolaha ceelka ka cabbayaa

Tusaale Dheeraad ah3

“

Been, Boob, Beec iyo Xoog: Dhaqanka dawlad-buruburinta Cabduraxman M.Cabdullahi (baadiyow) Siyaaso waa been, waa boob, waa beec iyo xoog, sidaas ayey ugu sawirantahay fahamka inta badan dadka Somaaliyeed.

”
“

Axmed Max'ed Islam (Madoobe)-Hogaanka Kambooniyiinta "Ma jirto wax dagaal ah oo aan kula jirno Xisbul Islam, keliya waan ka tirsanayn, waana ka baxnay siyaaso ahaan iyo ciidan ahaan" ayuu yiri Sh.

”
“

. Xaqa kor ku xusan laguma doodi karo haddii cadaadisku yahay mid dhab ahaan ka dhashay dembi aan siyaaso la xiriirin ama falal ka soo horjeeda ulajeedooyinka iyo mabaadiida Qaramada Midoobay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siyaaso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD