U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baadiyow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf BSubg BA8 xar
1

Baadi noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxey ila tahay in firkirka baadiyow laga hadlo oo aan lagu meereysan waxyaabo kale.

”
“

Baadiyow, waxay kaloo aad ugu faraxsan tahay in uu madaxweyne Obama dhiirri-galiyay inaysan xukunka kusoo noqon madaxda sarsare ee DKMG ah oo ku eedaysan musuqmaasuq iyo lunsi hanti Qaran.

”
“

Abdurahman Macalin Abdullahi (Baadiyow) 1 - waxa aan soo dhowaynaynaa in dowlada Maraykanku ay danaynayso taageeraysana in bulshada Soomaaliyeed ka gudubto dhibaatada dabada dheeraatay sida ay cadaysay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka maraykanku.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baadiyow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD