U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siibo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Shariif la arko markii uu xirto tuute, balsae aan la arkin markii uu iska siibo.

”
β€œ

Shariif ayaa xirtay tuute si uu ula dagaalamo Al-shabaab, waxaa yaab leh in marka uu iska siibo tuutaha aan la arkin, inaguna waxaa naga go'an inaan la dagaalno mar walba" ayuu yiri Sh.

”
β€œ

"Howl-galkan lagu ciribtirayo kooxihii Maxkamadaha Islaamiga wuu socon doonaa ilaa xidida loo siibo, isla markaan Geeska Afrika ay noqoto goob aysan mar dambe kusoo dhuuman Argagaxisada Caalamiga ah," ayuu yiri Hiiraale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siibo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD