U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sid1

Magac Lab
Xaraf SSubg SI3 xar
1

Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.

2

Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Max'ed Tahliil Warsame ayaa waxaa toogtay sadex dhalinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado, sid ay goobjoogayaal u sheegeen Garowe Online, kuwaasoo sheegay in dhowr jeer laga toogtay madaxa.

”
“

Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi & Kuxigeenkiisa oo shirkan sid wada jir ah uwada ayaa halkaasi ka soo jeediyey Khudbado ku aadan waxyaabaha ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanada Puntland.

”
“

Laakiin marka la eego Dhabahaan xiliga aytimi qisadani iyo sid ay kutimi may ahayn sidan ay hada inagusoo gaadhay.laakiin waxa ay soomartay marxalado marba waxaa lagusoo daray qayb.waxa ay qaadatay wakhti aad iyo aad u dheer.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD