U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shufto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SHSubg SHU6 xar
1

Dad u banbaxay dhac, dil iyo boob.

Tusaale Dheeraad ah2

“

"Burcadbadeedu waxay ka dhasheen cadaadis la saaray kaluumaysatada Somalida, balse waxay isku badaleen shufto afduuba Maraakiibta si ay lacag uga helaan" ayaa lagu qeexay warbixintan.

”
“

Warbixin uu sii daayay xafiiska badaha ee caalamiga ah (International Maritime Bureau), ayaa sheegay in badaha u dhow halka markabkan lagu af-duubay ay tahay meel ay aad ugu badan yihiin shufto-badeedka ka ugaadhsata badaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shufto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD