U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khasnad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

Bir aad u adag oo sida sanduuqa u samaysan oo lacagta, dahabka iwm lagu kaydiyo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Dalmar: Xilalka bangiga Dhexe waxaa ka mid ahaa inuu soo saaro lacagta qaranka ee shilin Soomaaliga ah, inuu ilaaliyo dhaqdhaqaaqa lacagta iyo amaahda, inuu kormeero bangiyada ganacsiga iyo inuu dawladda u noqdo khasnad, kalana taliyo arrimaha dhaqaalaha.

”
β€œ

Waxaad bixinaysaa adigoo ku qanacsan in ay ku dhacayso khasnad dawladi maamusho oo aan qofna iska boobi karayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khasnad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD