U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaar

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf SHSubg SHA5 xar
1

Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wuxuu sheegay in Shabaab iyo Maxkamado midna aanu heysan Deegaanka, hase ahaatee qolada qabsatay ay tahay kuwo Beel ah oo huwan Shaar Casmara sida uu yiri.

”
β€œ

"Anagu midna nalama dhaadhicin karo in Maxkamado iyo Shabaab qabsadeen halkaas, Beel baa qabsatay, oo Shaar casmara gishan, waxaan leenahay waan is difaaci doonaa"ayuu yiri Yasin Nuur Gaas oo sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Siyaasada Beesha Sade.

”
β€œ

Careys Ciise wuxuu ahaa nin aad u nadaafa jecel had iyo goorna wuxuu xiran jiray oo u caada ahayd Macawis, Shaar gacma dheer ah, kabaha nooca loo yaqaano sandalka, Koofiyad, Cimaamad uu garabka saarto iyo ul xardhan oo aad u quruxsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

SH Β· SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD