U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halgame

Magac Lab
Naxwe-mayaal, m.l/dh
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Madaxa herinta, xagga toogta iyo ilaalinta habdhaqankooda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

/3/1988-kii Allaha u naxariistee Halgame C/llaahi Ciise waxa uu ku geeryooday Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

”
β€œ

-1984-kii Halgame C/llaahi Ciise wuxuu ahaa danjiraha Somaaliya u fadhiya dalka Sweden, isla markaana wakiil ka ahaa dhamaan waddamada la isku yirahdo Scandinavia.

”
β€œ

Cali Shidde Cabdi waxa uu sheegay in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay ku dadydaan dariiqii uu falay Halgame C/llaahi Ciise oo uu sheegay in uu ahaa nin wadani ah oo ka hor jeeday Gumeysiga iyo Gumeysi kalkaalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mayaal, m.l/dh

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halgame - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD