U gudub nuxurka bogga
SABAAD

safiito

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Shay ka mid ah qalabka dhismaha oo guryaha dedkooda hoose lagu dhejiyo.

2

Wax kasta oo marka guryaha la dedo hoos looga dhejiyo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Xaashi ama warqad, waa shay balaaran oo wax lagu qorto. sida Joornaalka ama Xaanshida musqusha. waxaana laga sameeyaa, safiito ama alwaax.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
safiito - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD