U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabuurad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Loox ballaaran oo afar gees ah, badanaa midab leh oo jeeso wax lagula qoro.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

"Hal sabuurad ayaanu wax ugu wada dhignaa labada fasal, ardayda fasalka kalena way iska dhex-fadhiyaan fasalka inta ardayda kale wax loo dhigayo"ayuu yidhi maamulaha dugsigaasi, Axmed Xuseen C/laahi.

”
β€œ

Sida uu ku soo waramay Weriyaha Haatuf ee Boorama, Maxamed Cumar, waxa Suldaanka cusub loo doortay Muuse Cilmi Dugsiiye (Sabuurad), waxana uu Suldaan u noqonayaa oo dooratay Beesha Bah Habar-Celi oo ka tirsan beelaha deegaanka Boorama.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabuurad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD