U gudub nuxurka bogga
SABAAD

riddo

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RI5 xar
1

Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray.

2

Diin lagu jiray oo laga baxo, laga noqdo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxkamadda ayaa waxaa hadda u furan laba arrin midkood oo ah in kiiska Xaaji Abuukar ay u gudbiso Maxkamadda sare ee dalka Kenya iyo inay xukun ku riddo ganacsade Xaaji Abuukar shanta Bisha February.

”
“

Sida aqoonyahanno reer Somaliland oo waayaha dalka la socdaa tibaaxeen, lama doonayn in la dillo (riddo) dawladda¡¦ oo fawdo waddanka ka dhacdo.

”
“

Xukunkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo ay Maxkamadda ciidamadu ku riddo dad lagu soo qabtay inay Maandooriye ku Isticmaalayaan magaalada, iyagoo xusay inay howshaas sii wadi doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
riddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD