U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rafcaan

Magac Lab
Xaraf RSubg RA7 xar
1

Go'aan maxkamadeed oo maxkamad ka sarreysa looga dacwoodo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dalka Nayjeeriya, waqooyiga dalkaas oo uu ka jiro sharciga islaamiga ahi ayaa laba haween ah lagu xukumay in lagu fuliyo xukun dhagax lagu dilo, laakiin mid ka mid ah ayaa ku guulaystay rafcaan.

”
β€œ

Qareennada difaacayay maxbuusiintaan ayaa waxay sheegeen in xukunkaan uu yahay mid baal-marsan sharciga, isla markaana ay rafcaan ka qaateen, waxaana hadalkaan maxkamadda ka horsheegay Avv.

”
β€œ

Agaasimaha guud ee Idaacada Horseed Media oo u waramey saxaafada gudaha iyo dibada ayaa sheegey in wariye Cabdifatax Maxkamad la geeyey iyadoo aysan jirin fursad uu isku difaaco isagoo sheegey iney rafcaan ka qaadan doonaan go'aankaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R Β· RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rafcaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD