U gudub nuxurka bogga
SABAAD

racfaan

Magac Lab
Xaraf RSubg RA7 xar
La Mid AhrafcaanMagac Lab
1

Go'aan maxkamadeed oo maxkamad ka sarreysa looga dacwoodo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qofka waxaa la hor-geeya Maxkamad fallagada sameysatay ayadoo qofku uusan laheyn cid difaacda, kaddibna lagu fuliyo xukun aan racfaan laheyn oo ah dhagax dil, xubin goyn iyo jirdil.

”
“

Yariisow wuxuu ka dalbaday maamulka in laga shaqeeyo sidii racfaan loogu dalbi lahaa si loo sii daayo Agaasimaha idaacadda Horseed Media.

”
“

“Waa nin odey ah marka waxa fiicnayd in uu racfaan u soo gudbiyo Maxkamada ee ma ahayn in uu saxaafadda ka hadlo oo uu eedo aan jirin tiriyo”. ayuu yiri San-dheere.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
racfaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD