U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qurbe

Magac Lab
Xaraf QSubg QU5 xar
1

Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxba yaan ku dheeraan qurbe waa Dhibaatee Aammina Dhulkiinoo hadday dheefi maqan tahay Rabbi baan ku dhaartee dhegley lagama heensado Dhitaduu Ilaahay calafkaa ka dhigayoo Dhulka meelad joogtaba waa midaan ku dhaafayn.

”
β€œ

Qumman, oo intayada ka warhaysay in ay qurbe ku barbaartay, ka filaysay in ay af Soomaaliga ku mergato fursaddaasna ma ay siin.

”
β€œ

Qurbe: Mataanaha Idil iyo Ayaan Barnaamijka Qurbe ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan la yeelanay labada gabdhood ee mataanaha ah ee Idil iyo Ayaan Cabdulle, kuwaasoo ka shaqeeya naqshadeynta dharka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qurbe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD