U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoor

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Luqun, sur, tun, marmar.

2

Meesha ay ku dhammaato kayn. qǫor m.l

1

Xoolo lab oo aan la dhufaanin.

2

Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaas dumara oo goor walbaba, guluf u soo taagan Gaalleefta gabar qaadatoo, tobon nin qoor goynin Bal geddaasna anigaa arkee, sheeg haddaad garato?

”
“

Midabka madawga la yidhaahdo ayey tragga qaar ku sifeeyeen quruxda, waxaana suugaanta taa lagu tilmaamay ka mid ah “Madaw sugul ah, maydal qoor-dheer, muraadkaaga waad heli”.

”
“

Harg (Haatuf) :- Kooxaha waddamada Afrika ee Senegal iyo Cameroon ayay mjid waliba dhinaceeda ugu jirtaa halgan adag oo ay ku doonayso inay u soo gudubto wareega labaad ee qoor-qabadka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD