U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaylin

Magac Fal
Xaraf QSubg QA6 xar
1

.dh qayli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyuhu wuu ka gaabsaday inuu ka jawaabo eedeyntii ay u soo jeediyeen xildhibaanada, wuxuuna si kooban u yiri, xildhibaanada waa inay ii yimaadaan intii ay dibadaha ka qaylin lahaayeen.

”
“

Dadku cod dheer kuma ay qaylin karaan gaajo darteed, balse waxay isku dhibayaan in ay ku dhawaaqaan “Soo dhowow Suldaan”.

”
“

Ugu dambeyn gudoomiyaha Baarlamaanku wuxuu sheegay in cid walba oo sharci wadata uu doonayo inay yimaadaan baarlamaanka, balse aan laga qaylin hoteelada iyo goobaha kale ee aan munaasabka ahayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaylin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD