U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhowow

Fal Magu (3)
Naxwe-waaday, -waatay
Xaraf DHSubg DHO6 xar
1

Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho.

2

Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadweyne aad u tiro badan oo lulayay ubax iyo caleemo qoyan ayaa ku dhawaaqayay erayo ay ka mid ahaayeen; “Soo dhowow boqor Ciisow, soo dhowow boqorkayagiiyoow.”

”
“

Rasuulku wuxuu yiri: 'malakul-mowdow ii soo dhowow'.

”
“

Dadku cod dheer kuma ay qaylin karaan gaajo darteed, balse waxay isku dhibayaan in ay ku dhawaaqaan “Soo dhowow Suldaan”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-waaday, -waatay

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhowow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD