U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarar

Magac Lab
Naxwe-ryo, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

(c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Golaha Ammaanka ee QM ayaa horay isgu raacay qarar tirsikiisu ahaa 1.9.88 kaasi oo lagula Dagaalamayo Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.

”
“

Muran iyo Is-qabqabsi kadib ayaa waxaa goobtii ka baxsadey 13-kii nin kuwaas oo galey qarar aan ka fogeyn degmada Baargaal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ryo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD