U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaan1

Magac Lab
Naxwe-aaman, m.l
Xaraf QSubg QA4 xar
1

Nooc kalluunka ka mid ah.

2

Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.

3

Meesha dhuuban ee daanka. qaan2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hernan Crespo ayay wararku sheegayaan in Manchester doonayso inay ku qaadato qaan ay kaga lahayd Jaap Stam.

”
“

Kahortagga ugu wanaagsanina waa tallaalka haweenka qaan-gaadhka ah iyo sugidda nadaafada meesha lagu dhalo.

”
“

Waxay hoos iska lahaayeen "dadku isku tolna waa yihiin kala danna waa yihiin, oo Hafiye markay carruurtiisii u qaan gaareen waxna u barteen ayuu jago iyo hanti inuu helo u soo noqday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aaman, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD