U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ololayn

Magac Fal
Xaraf OSubg OL7 xar
1

.dh ololee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambeyn, wuxuu sheegay inuu waligii u ololayn jiray in gabdhuhu helaan mid la mid ah xuquuqda ay helaan wiilasha, haday tahay ahaan lahaynd dhinaca wax-barashada ama kaalinta siyaasada, arinkaana uu sii wadi doono.

”
“

Sida la ii sheegay, sababaha ay u aas-aaseen jameecadaa si ay beelaha deegaanka Hargeysi ugu noolaadaan nabad-gelyo, waxaanay u ololayn jireen sidii ay beelaha colaaduhu dhexmaraan u xalliyaan.

”
“

Kolka sharciga doorashooyinka Idaacadda maalin kasta looga digaayo inay dhex ka noqdaan doorashada ooy danbi tahay u ololayn xisbi, ayaa rag madax ihi kaba tirsan yihiin golaha dhexe ee xisbiga UDUB.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

O · OL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ololayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD