U gudub nuxurka bogga
SABAAD

niyadxun

Fal Magu (4)
Naxwe-umaa,-umayd
Xaraf NSubg NI8 xar
La Mid AhniyaxunFal Magu (4)
1

Qof aan daacad ahayn ahaansho.

2

Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Sidii ayuu iyadoo niyadxun ku dhoofay, quuse may gaadhine waxay sugaysay Wakhtigu wuu is gurayey rajaduna way soo dhowaanaysay, maalin walba waxay Ilhaan dul joogtaa uun telefanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-umaa,-umayd

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
niyadxun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD